X

Beelaha Jibriil Yoonis iyo Habar Cafaan (Samaroon) ee Itoobiya oo cabasho direy

Beelaha Jibriil Yoonis oo aanu ku jirin Maxamuud Yoonis iyo Habar Cafaan (Samaroon) ee dega  gobolka Harawa ee Somali galbeed ayaa cabasho u direy madaxweynaha Somali Galbeed Mustafe Cagjar.

Beelahan ayaa qayb ahaan ka cabanaya isla iyaga dhexdooda halka qaarna leeyihiin waxay ku dulman yihiin gobolka Harawa ee maamulkii hore magacaabay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=u-BxFKlWqp0[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.