X

Waxaad arki doontaan Muuse Biixi oo guriga loogu daatey: Jeneraal Caare

Jeneraal Caare ayaa soo dhaweeyay ku xigeenkiisa jeneraal Baaxad. Waad arki doontaan Muuse Biixi oo guriga loogu daatey, wuxuu yaqaan xabad anaguna waaba waxaan khabiir ku nahay ayuu yiri Jeneraal Caare.

Waxa goobta lagu soo soo dhaweeyay jeneraal Baaxad oo isna sheegay inuu Sanaag ka waday hawlaha dib u xoreynta Somaliland. Jenelaal Caare ayaa sidoo kale sheegay in Nuux Taani ka cararay Ceerigaabo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=nge8p1aa-Vk[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.