X

Beelaha reer Nuur (Samaroon) oo cadaalad xumo lagula kacay xaga kuwa Isaaqna la sii daayay

Beelaha reer Nuur (Samaroon) ayaa cadaalad xumo lagula kacay xaga kuwa Isaaqna la sii daayay. Shir jaraaid oo beelahani reer Nuur ku qabteen Boorama ayay kaga hadleen laba nin oo Samaroona oo 15 sano la liqsiiyay halka kuwii Isaaq ahaana la sii daayay.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.