Waxaanu la yaabnay oo ayaamahan la soo baxayn xisbigi waddani oohayn iyo been abuur saaxada siyaasadd somaliland dhexdeeda,
Iyago laba mas’uul isku sheeg ay sheegayn in rag badhcad ah ay weerer ku soo qaadayn,hadaba hadii dib u eegno dhacdadan waxaa muuqatay in ay been iyo filin cosob la yimi waddani isagoo siyaasada lagaga adkaaday waayahan.
Sida wararku ay sheegayaan in labada nin BARKHAD BATUUN,MAXAMED SIDIIQ ay rag lacag ka cunayn oo lagu leeyahay,
BATUUN wuxuu sheegay in ahaayen laba nin isaguna waxa la socday nin kale ,maxay u qaban waayeen mid ka mid ah ragii weereray ilayn wado ayay ahayed?!
Maxamed sidiiq ee isku sheegay inuu yahay gudoomiyaha dhalinyaradda waa been cad weeye ,waayo ki rasmiga aha waa kii iska casilay bil kadib kana soo jeeday gobolka SANAAG !ila haatana si sharci ah waddani ma leh gudoomiye heer qaran!.
Hadaba ninkan sidiiq wuxuu sheegay way lay weeraray oo daqadaha ay budh lala dhacay isago gaadhigiisu shidna oo la cararay!!!beenta waxa qarxinaya in u blaster ku duubay gacantiisa!!
Ma dhici karto in u dhaawac soo gaadho gacanto ado gaadhi wata oo dhagax amna budh lala dhoco daqadaha !!helloooo.
Labadan nin sida la sheegayo rag ay dafirayn lacagtoodi ayay soo weereray masuuliyinta xisbiga maanta codka raadinaya ee ka muuqato in ay u soo shaqo doonan doonaan hantida qaranka.
WADDANI waxaad mooda in ay ka dhacayn saaxda oo dad kale wax khiyaali ah uga sheekeyaan ! runtana waxa muuqata in u waddani dorba ooyay oo tartanka kala hor yimi been iyo oohin iyo wacad iyo tolaayay!!.
Siyaasadda la hor yimaada kartinimo iyo adeegnimo,codkarnimo inta aad la imanaysaan ciyaal suuqnimo!! ka daaya askarta iyp bilayska somaliland waalida oo car sheegay cida idin weerarta in aad cantayn la imanaysaan!.
Saadaashu waa khayr khayr khayr !!
Qore , Khadar Ibrahim
Wararkii hore
Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa
Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda
Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI