November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Beesha C/raxmaan Saylici oo lagu amrey inay mag qaataan beerna lagala wareegay

Bishii hore ayay ahayd markii beesha C/raxmaan Saylici nin looga diley beer uu ku lahaa gobolka Awdal gaar ahaan tuulo u dhow Fiqi Aadan. Cuqaasha C/raxman Saylici ayaa qaylodhan iyo calaacal la soo hor fadhiistey saxaafada ayagoo ka cabanaya wasiir Dhulbahante.



https://youtu.be/nYFHc2KfgVg



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS