27/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Beesha Muusafiin (Samaroon) oo ka qaylidey cadaalad daro lagula kacay

Caaqilada beesha Muusafiin (Samaroon) ayaa ska qaylioyay cadaalad daro lagula kacay. Waxay ka hadleen nin lagu diley Boorama oo ay sheegeen in maxkamad ku sheeg Hargeysa ku taal ayna marin cadaalada.



https://youtu.be/N1IpEYGsiJs



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS