Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Ciidamo milatari oo lagu waayay xeebta Marka

Waxa magaalada Marka laga soo sheegayaa in halkaasi lagu raadinayo doon ay la socdeen ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya la rumeysan yahay inuay ku degtay Xeebta.



Doontan ayaa la sheegay in ay la socdeen saraakiil iyo ciidamo katirsan guutada 14-ka October, waxaana la soo badbaadiyay 10-askari oo uu ku jiro taliyihii ciidankaasi, halka nolol iyo geeri lagu la’yahay sadex askari oo kale.


Adeegsiga Doonta ayaa timid kaddib markii waddada Berriga ah ay argagixisada wahaabiyada shabaab ay Miinooyin ka buuxiyeen islamarkaana dhowr jeer ku dhinteen saraakiil iyo ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya.



Ciidamada 14-ka October ayaa argagixisada ka saaray Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha hoose waxaa ay sidoo kale qeyb ka ahaayeen howlgalladii lagu qabtay Bariirre, Sabiib, Caanoole iyo Awdheegle oo dhamaan ka wadatirsan Shabeellaha hoose.

Ciidanka 14ka October ayaa waxaa la aas aasay kaddib weerarkii 2017 ka dhacay Isgoyska Soobe oo ay ku dhinteen dad ku dhow 600 oo qof.



Ilaa hadda xaalku ma fiicna ayaa lagu yiri warbixin ka soo baxdey ciidanka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...