November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Beesha reer Nuur (Samaroon) oo jawaab ka bixiyay hadalo wasiiro iyo cuqaal ka sheegeen buurta Siimoodi+MUUQAAL

WP_20150117_011Boorama(Araabinews)–Beelaha reer Nuur (Samaroon) ayaa jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay wasiiro ka soo jeeda gobolka Awdal oo ka tirsan maamulka Siilaanyo iyo cuqaal kale ay kaga hadleen buurta Siimoodi oo hadda macdan Shiinuhu ka qotaan suntana kaga tagaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS