Beesha reer Nuur (Samaroon) ayaa calaacal saxaafada la soo hor fadhiistey kana hadashay sida beesha Muuse Biixi u gumeysato. ”Waad aragteen beeraha ma qodan karno waxa nalagu yiraa CAR qodo ma hadli karno. Shaqaalaha Wajaale oo ay ka yihiin boqolkiiba 70 waxay ku leeyihiin WAXBA.
Waxay sheegeen inay magaca Somaliland u tudhayeen oo xataa aan aargoosan kari weynay. Waxay soo saareen qodobo ay Muuse Biixi ka rabaan inuu tixgeliyo, waxayna u qaylo dirteen beeshooda inta qurbaha kaga maqan si ay aayahooda uga tashadaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay