X

Beesha Siilaanyo ee bariga Burco oo toos ula xaajootay beesha Buuhoodle+MUUQAAL

Buuhoodle–Beesha Siilaanyo ee dagaalka kula jirta beesha Buuhoodle ayaa go’aansatay in ay iskeed ula xaajooto beesha Buuhoodle shir nabadeed ka dhacay Coodanle. Shirka ayaa si fiican u socda iyadoo labada dhinac ku heshiiyeen in colaada la dhameeyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.