Faysal Waraabe ayaa markii igu horeysay iska difaacay eeda loo soo jeediyay si xuna u xaqiray C/rashiid Xasan Mataan sheegayna in xisbigu iib ahayn uuna ahayn biidhi qaate. Wuxuu yiri ha soo sheego halka aan kaga iibsaday xisbiga Jamaal Cali Xuseen. Faysal Waraabe ayaa qarxiyay in xisbigu u xiran yahay jufadiisa sheegayna in Jamaal keenay dad jufadiisa ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay