X

Booliiska Hargeysa oo sheegay inay xidheen askar garaacday haweenay reer Awdala

Booliiska musuqa badan ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay xidheen askar iyaga ka tirsan oo garaacay haweenay reer Awdala kuna garaacay magaalada Wajeele ee Samaroonka ku dulman yihiin. Waxa dad badan is weydiinaya istuska booliiskan ee saxaafada iyo sida haweenaydaas ayna cadaalad u helayn.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.