X

Ciidanka macawisleyda oo ugu dambeyn la qaramayn doono

Ciidanka loo bixiyay macawisleyda ayaa ah dad shacaba oo is abaabuley kadib markii ay u adkeysan waayeen heeryadaargagixisada shabaab oo baad joogto ah iyo gaalayn la daba joogtey kuwa diidey fikirkooda gaalaynta. Dagaal adag oo ayna gurmad helin ayaa dhexmaray labada dhinaca.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.