Booliiska dalkaasi Jarmalka ayaa baadhaya gaadhi xamuula oo lagu weeraray goob suuqa oo dadku ka adeegtaan oo la rabay in la xasuuqo dad farabadan.
Hogaamiyaha Jarmalka ayaa sheegtay in ay caloolxumo sii noqonayso haddii ninka falkan fuliyay uu noqdo magangalyo doon dawladu taageerto oo been u sheegay beena dalka ku soo galay.
Weerarka xamuulka ayaa lagu dilay dad aan waxba galabsan oo suuqa ka adeeganayay.
Jarmalka ayaa malaayiin Siiriyiina, iyo Muslimiin kale siiyay magangalyo xilli dalalka kale diideen.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![5701f72ff7caaf348e73d6e67edf1128[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/5701f72ff7caaf348e73d6e67edf11281-300x207.jpg)


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay