Friday, March 29th, 2024
header










Meta







Booliiska Kiiniya oo si naxdinleh uga hadley dilkii iyo kufsigii Ismahaan

Booliiska dalkaasi Kiiniya ayaa war ka soo saaray dilkii iyo kufsigii foosha xumaa ee lagula kacay Ismahaan C/salaan oo usbuucii hore meydkeeda laga helay gaari kuwa deg dega ah oo u waday masjid u dhow halka ay deganayd. aan ka fogeyn halka,ay deganayd. Dilka ayaa hore loogu qabtey edadeed oo ay la joogtey.

Dhacdadaan fiosha xun oo la mida tii lagu sameeyay Caasha Aadan Ilyaas oo aan welli cid rasmiya loo qaban ayaa anfariir ku ridey dadka Somalida dhamaan.



Sida uu ku waramay booliiska dalkaasi waxay sheegeen in Ismahaan la kufsaday dhowr jeer inta aan la dilin. Waxay kale oo ay la nooleyd qoys balaaran oo isugu jira wiilal haween iyo caruur ayna dhici karto in iyada si gaara loo fara xuneeyay. Booliiska ayaa ku eedaynaya kufsiga eedadeed oo ay leeyihiin iyadaa ogolaatey.



Booliska baaraya kiiska gabadhan ku jirtey dugsiga dhexe ayaa xaqiijay in dilka iyo kufsiga loo qabtey ilaa sadex kale oo iyaguna haweena. Waxa aad looga naxay in jirkeeda markii dambana aashito lagu shubey oo guriga layska dhex dhigtey ilaa afar cisho. Caruurta guriga degan oo urta u qaadan waayay ayaa u sheegay jaarkooda, kadibna jaarkii ayaa wargeliyay maamulka.



Ismahaan ayaa isniintii la aasay halka dhamaan daskii loo qabtey dilkeeda la soo taahi doono maxkamad lana ciqaabi doono sida,ay sheegeen booliisku.welli mu jirta gaadhigii gurmadka ahaa ee lagu qabtey.

C /llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...