Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Booliiska Muqdisho oo lagu wareejiyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo argagixisada oo naxsan: SAWIRO

Booliiska Muqdisho ayaa lagu wareejiyay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo argagixisada oo naxsan.

Sarkaal ka hadlay diyaaradahan ayaa sheegay in uu yimi koradh dhab ah oo ku yimid weerarada dhismooyinka” ayuu 33 jirkan yiri, isaga oo dusha ka eegaya caasimadda Muqdisho, xilli diyaaradda iswada ee meel aan ka fogeyn heehaabeysay, intii lagu guda jiray afar maalmood oo tababar la siinayey booliska Soomaaliya


Shaqooyinka ay qaban doonaan diyaaradahaan waxaa kamid ah inay kormeer ku sameeyaan meelaha ay argagixisada ku dhuumanayaan, si loo soo helo madaxda ugu sareyso isla markaasna loo duqeyn lahaa waqtiga ugu haboon.

Dhiigyacabka argagixisada Shabaab ayaa lumiyey magaalooyin iyo xaafado badan oo ku yaal Geeska Africa waxaana Casimadda Muqdisho laga saaray sanadkii 2011, inkastoo ay weli soo qaadaan weeraro fuleynimo kuna dilaan muslimiinta Soomalida.


Qaraxyada argagixisada Shabaab sameeyeen sanadkii lasoo dhaafay ayaa waxaa ku dhimatay 723 qof iyadoo sidoo kale ay ku dhaawacmeyn 1,116 qof oo Soomaali ah sida ay warbixin kusoo saartay think-tank Sahan Research, sidoo kalana waxya daabacday in 193 qof la dilay lana dhaawacay 442 sanadkii 2015.

Argagixisada ayaa si xawli ah ah u isticmaasho bombooyin kala duwan iyo kuwa la isku rakibay si ay uga hor tagaan weerarada uga imaanayo ciidamada Xoogga Soomaaliya.

Ururka xafiiskiisu yahay Magaalada Washington ee loo yaqaan Bancroft ayaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed siin doono tababar ku aadan sida ay u isticmaali lahaayeen diyaaradaha Droneska ah ee la siiyey, waxaana laga qaadi doonaan imtixaan.

Lama garan karo sida diyaaradahan aan is wadin uga hortagi karaan xasuuqyada argagixisadu fuliso.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...