X

Cudur doofaarka laga qaado oo ku faafaya Shiinaha

Cudurka halista ah ee doofaarku keeno ee markii hore Ka dilaacday Shiinaha ayaa hadda Ku gaaray caasimadda Biijiin. Cudurkan oo sida harganka Ku bilaabma ayaa Ku dhaca sambabada iska markaana keena naqas Ku dheh. Qofka ayaa marka hore u xanuusanaya sida harganka oo kale.


Sidee lagu Kala qaadaa

Cudurkan ayaa ku faafa  qufuca iyo hindhisada haddii aan la xiran afduubasho marka la socdo suuqyada ama qofka cudurka qabaa daboolin agkiisa xilliga qufuca iyo hindhisada kadibna maydhin gacmihiisa.

Waxa dhowr sanno kahor uu Ku dhacay Koofurta dalkaasi Shiinaha, wuxuuna si degdega u gaaray dalalka Shiinaha jaarka la ah.


Dalalka aduunka ayaa ka walaacsan in cudurku mar labaad Ku faafo wadamada jaarka kadibna u gudbo wadamada kale, waxayna ku baaqern in la xakameeyo.


Qofka cudurkan neef qabatowga ku dhaco ayaa si takoorana loo daaweeyaa, si aanu ugu faafin bulshada inteeda kale.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.