Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Booliiska oo faahfaahiyay dhacdo shalay ka dhacday garoonka Muqdisho

Booliiska magaalada Muqdisho ayaa faahfaahiyay dhacdo shalay ka dhacday garoonka magaalada halkaas oo ciidanka booliiska ay joojiyeen gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka oo u socdau Baraawe si ugu tartamo kursigiisa.



C/welli Muuday oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay inaanu ahayn qof la hadidi Karo made sheegin sababta keentay in loo diido inuu diyaarada fuulo.

Jufada Shiikhaal ee C/welli Muuday ayaa eedo culus u jeedisay horjoogaja Koofur galbeed Laftagareen ayaa sheegaya inuuuujiyay eex ayna ka dagaalami doonaan.



Booliiska oo arintan faahfaahiyay ayaa sheegay inay dhacdadan dhacday kadib markii C/welli Muuday uu garoonka la yimi ciidan farabadan iyo saanad hub ah ayadoo uu adag yahay amniga Baraawe oo ay sugayaan ciidan booliisa.




” Waxa la ogolyahay 4 ilaa 5 ah ilaalada gaarka ah ee gudoomiye ku xigeenka laakiin intaas ka badan lama ogola waana sababta loo joojiyay askarta badan ee gudoomiyuhu watey ee ayna ahayn in isaga laftiisa laga joojiyay inuu safro.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...