November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Boorama oo biyo la’aan dadku ku rafaadeen iyo biyo dambe ma gelinayno: ARAG

Araabinews.com–Magaalada Boorama oo ugu biyo fiicnayd gobolka ayaa hadda dadkii shicibka ahaa ku dhinteen biyo la’aan iyadoo shirkada biyaha ku shaadao leh ay ka seexatay in ay maalgeliso balaadhinta biyaha taas oo keentay in dadku wali cabaan biyaha waraabuhu cabo habeenkii ee Qoorgaab. Waxanan jirin la xisaabtan awoodleh waxayna dhibaatadu u dhacdaa dadka masaakiinta.

Tan ugu weyn ee kale ayaa ah maamulka Hargeysa oo ka weeciya biyo galinta iyo lacagaha laga soo qaado Carabaha in uu ku hormariyo Boorama.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM