X

Boorama oo la geeyay mishiinka baadha cudurka Koroona qaylo-dhaan kadib

Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ee Somaliya ayaa ugu dambeyn gaysay qalabka baadha cudurka Koroona kadib qaylodhaan iyo dadaal badan oo lagu bixiyay. Qalabkan oo Talyaaniga laga keenay ayaa gaadhay Boorama.


Waxa qalabo sidana markiiba dawlada dhexe la gaadhay magaalooyinka Hargeysa iyo Burco. Waxaan welli qalabkan la geyn magaalooyinka Ceerigaabo iyo Laascaanood.

”Wax walba dabasocod ayay leeyihiin ayuu yiri Xuseen Warsame waxaana muuqa iyo dawlada dhexe dadaaleyso intii tamarteeda ah.


Deegaanada hoostaga gobolada Woqooygha ayaa welli si fiican loo baadhin cudurka Koroona.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.