Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Boqolaal doonyo kula quuseen badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga iyo maydka oo badda dul heeheebaya

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in boqolaal nolol fiican raadis ah ay laba doonyood kula quuseen badda u dhaxaysa Liibiya iyo Talyaaniga. Ciidamada dalka burburey ee Liibiya ayaa sheegay in ayna jirin wax ka badbaaday labadan doonyood oo midina sida ilaa konton qof halka ta kalana ay waday ilaa 400 oo qof.

Waxa badda Liibiya lagu arkay ilaa boqol qof oo dul sabaynaya badda oo la sheegay in ay ku jiraan Siiriyaan iyo Bangaladesh. Wadamada qaxaya dhamaantood ayaa muslim ah.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in la soo badbaadiyay ilaa 140 hadana lagu hayo meel dadka lagu dhaco oo ku taal galbeedka caasimada burburtey ee Liibiya.

Lama sheegin in ay ku jiraan Somali inkastoo dhalashada wadamadani ay si weyn loo wada shaacin ee wararku wali soo baxayaan.

Dhinaca kale markab laga leeyahay Sweden kana mida maraakiibta u joogta badda in ay soo badbaadiyaan ayaa isagu geeyay xeebta Palermo ee Talyaaniga dad isugu jira kuwo mayda iyo kuwo uu soo badbaadaiyay.

_85233510_85233509[1]

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...