X

Boqorka beelaha Daarood oo ka dayriyay dagaalka Gaalkacayo fariina u direy qolyaha dib u barakiciyay shacabka

Boqorka beelaha Daarood boqor Burhaan ayaa ka xumaaday colaada ka jirta Gaalkacayo halkaas oo maamulada aan is aqoonsanayn ee Puntland iyo Galmudug ay dad farabadan ku qixiyeen oo hadda dadkii joogaan goob cidla. Boqorka ayaa sheegay in uu ka xun yahay dagaalka xilli Somaliya hore u socon lahayd.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.