X

Taliyaha ciidanka booliiska Burco oo sheegay in ay soo afjareen dhalinyaro magaalada qas ka waday

Taliyaha ciidanka booliiska Burco ayaa sheegay in ay soo afjareen dhalinyaro kooxo kooxo isku layn jirtey oo magaalada ka dilaacay. Taliyaha ayaa sheegay in shaqaaqadu ka bilaabantey kubad lagu kala bixi waayay ama la isku dirirey taas oo keentay sidii caadiga ahayd in mindiyo laysku eryado. Warka taliyaha Ayaan noqon sida uu sheegayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.