X

Burburka dalka iyo xoreynta Laascaanood muxuu ku xasuusin karaa

Maleeshiyo beeleedka ISAAQ ee ku sugan duleedka Laascaanood waxay halkoodii galeen gaalkii Ingiriiska ee mar isku faafiyay Somaliya oo dhan inkastoo markii dambe la soo jebiyay laguna soo koobay duleedka Laascaanood.



”Waxa aad soo xasuusanaysaa gaalkii Ingiriiska ee Sayidku dagaalka qadhaadh la galay markaad soo xasuusayo goobka maleeshiyada ISAQ joogaan ayagoo ku andacoonaya gaalkii Ingiriis halkuu tahay ayaan ku soconaa ayuu yidhi Xuseen Warsame.



Waxaad is weydiin kartaa xilliga uu u dirtey ee yidhi ii dagaalama, garanay calooshood u shaqaysteyaasha maleeshiyada Muuse Biixi, waxaadse is weydiin kartaa miyaan qabiilkani lahayn waxgarad iyo aqoonyahano iyo culimo ka joojiya ehlu naarnimada ay ku socdaan ayuu raaciyay Xuseen Warsame.



Gaalbaan halkiisii galayaa cawaaqib xumada ay leedahay qof aan garanayn ma jiro. Marka waxa aad soo xasuusanaysaa dahaalkii reer Khaatumo oo la socday Sayidka halkii ay taagnaayay shalay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.