Buundadii Webiga shabeele ee Buulaburde ayaa biyuhu dul socdaan.
Dadka kunool Magaalada Buulo Burde ayaa hadda la kulmaya dhibaatooyin la mid ah midda ay qabaan dadka kunool Magaalooyinka Beledweyne iyo Baardheere.
Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Xaafado ka mid ah Buulo Burde uu ku fatahay Wabiga Shabeelle.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay