Somaliya iyo qaramada midoobey oo dalbadey lacag gaaraysa 80 milyan
Somaliya iyo qaramada midoobey ayaa dalbadey lacag gaaraysa 80 milyan. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Fatahaadii ku dhuftay Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ay ku barakaceen kumanaan qof oo hadda u baahan gargaar deg deg ah.
Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada (OCHA) waxaa uu sheegay dhankiisa in roobabkii ka da’ay Soomaaliya in ay sababeen fatahaadahii ugu badneyd muddo 30 sano ah.
Waxaa uu sidoo kale uu sheegay Xafiisku in ay jiraan Khasaare ballaaran sidda naf ,maal , barakac, burbur ku yimid kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya , waxaana uu Beesha Caalamka ugu baaqay in ay bixiyaan 80 Milyan si wax looga qabto dhibaatadda.
Dadka wax ku noqday waxaa lagu qiyaasay 750,000 halka dadka barakacaaysha ay gaarayaan ilaa 229,000 oo qof.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...