X

Buundo ku taal Hargeysa oo si qaab daran loo dhisay oo dumeysa

Buundo ku taal Hargeysa oo si qaab daran loo dhisay ayaa dumeysa. Buundadan oo ah mid isku xirta cidhifyada magaalada ayaan la adkeyn seeska loona malaynayo in injineer buga hawsha loo dhiibey.



Dadka deegaanka ayaa qaylo dhaan ka soo yeeraysaa ayadoo buundadani ay liicdey oo seeskii soo baxay. Waxa kaliya oo dhiman in roobku ku soo gaaro oo dhidibada ka saaro.



Xisbiga Wadani ayaa sheegay in buundadan la daawanayo ilaa ay dhacdo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.