08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Buurta Siimoodi waxa iska leh reer Maxamed (Samaroon) aagana anaa ka suldaana dhibna ma jirto: Suldaan Ibrahim Riiraash+MUUQAAL

WP_20150114_017Boorama 14 Jan 2015–Suldaanka beesha reer Maxamed (Samaroon) suldaan Ibrahim Cabdi Riiraash ayaa isaga iyo caaqilo ka tirsan beesha ay shir jariid qabteen kagana hadleen sheegteena buurta Siimoodi ee Shiinuhu ka guranayo macdanta suntana ku daadiyay xoolihiina sumeeyay.

Sheegashada suldaanka beesha ayaa u rogeysa hawshii iyo badbaadadii dadka deegaanka mid qabiil waxana jira ficiltan iyadoo aan la fiirinayn khatarta ka imaan karta suntan macdanta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS