Ciidamada kacdoonka reer Adal oo qaaday weerarkii ugu horeeyay ee ka dhana maamulka gooni goosadka
Degmo Laqas 14 Jan 2015–Ciidamada kacdoonka ee reer Adal ayaa qaaday weerarkii ugu horeeyay oo ay ku qaadeen ciidan beesha dhexe u fadhiya meel u dhow Degmo laqas. Lama sheegin wax khasaare oo soo gadhay labada dhinac waxana wararku sheegayaan in khalkhal weyni ku dhacay ciidankii beesha dhexe u fadhiyay deegaanka weerarku ka dhacay.
Ciidanka kacdoonka reer Adal ayaa goor habeenimo ah weerarkan fuliyay taas oo hurdada u diiday ciidan aan u baran dagaal laakiin goobta loo keenay kahortaga kacdoonka.
Lama garan karo sida xaalku isku bedeli doono waxase muuqata in ciidanka kacdoonku la soo baxay istiraatijad uu hilfaha ugu qaadayo ciidanka beesha dhexe ee ku sugan gobolada Adal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
August, 15, 2022
Dhiigmiiratada shabaab ee ku qaraabata diinteena suuban ayaa ...
August, 15, 2022
Wadamada Afrika ayaa cambaareeyay Qamadaiga Yukrayn ee heshiiska ...
August, 15, 2022
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya ...
August, 15, 2022
Ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa Koofur Galbeed iyo ...
August, 15, 2022
Waxa haba yaraatee aan jirin siyaasadii qaranku lahaa ...
August, 1, 2022
Inkastoo deegaanka Somali galbeed ay ka nasteen colaadii ...
August, 1, 2022
Xasan Culusow ayaa madaxweynaha Masar ee martida uu ...
July, 14, 2022
Sidii Maraykanka iyo kooxda uu hogaamiyo ay weerar ...
July, 12, 2022
Kadib markii madaafiic lala eegtay suuq shacabku ku ...
July, 12, 2022
Jarmalka ayaa ka mid noqday kuwa dabada haysta ...
July, 10, 2022
Wasaarada arimaha dibedda ee Itoobiya ayaa sheegtay inay ...
July, 10, 2022
Ruug cadaa Welli Xuseen ayaa qarxiyay haween masaakiina ...