X

C/raxmaan Ciro oo si adag uga hadley xadhiga xildhibaan Dhakool iyo kulanka Prof Axmed Samatar

Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo saxaafada la hadlaayay ayaa sheegay in xadhiga xildhibaan Dhakol yahay mid sharci daro ah aanan dalbanayo in si deg dega loo sii daayo. Xildhibaan Dhakool ayaa maalintii afraad si qabiliya ugu xidhan Muuse Biixi inkastoo xataa safiirka Ingiriisku dalbadey in la sii daayo.


C/raxman Ciro oo wax laga weydiiyay kulan uula qaatey Prof Axmed Samatar ayaa sheegay in diyaarada ay ku kulmeen ayna ahayna in Muuse Biixi ka shikiyo maadaama uu yahay xisbigiisa.

 


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.