X

Ururka Makaahiil Group (Samaroon) oo si adag uga hadley xasuuqii Harawa gaar ahaan Xajin

Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga hadley xasuuqii ciidanka Liyuu booliiska ee Somali galbeed u gaysteen dad beeralay ah deeganka Xajin ee gobolka Harawa. Beeralaydan ciidanku toogtey ayaa kaliya lagu diley calanka federaalka oo ay la soo baxeen.


ā€¯Mustafe Cagjar waxaan leehay qaabkii adiga iyo abahaa loo gumaadey miyaa ilowdey. Maanta laga bilaabana dhulka aan degno xukun Qarqoosh dambe oo aad ku xukuntaana ma jireyso.


ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.