X

C/raxmaan Saylici oo dalxiis u tagey London iyo dadyar oo soo dhaweeyay

C/raxmaan Saylici ayaa dalxiis u tagey London iyo dad aad u yar oo ku soo dhaweeyay garoonka magaalada London. Saylici oo la hadley telefishanka Muuse Biixi ayaa sheegay inuu u yimi inuu ka qaybgalo shir isku keenida dadka Somaliland.

Waxa dad badan is weaydiinayaan awooda uu leeyahay ee uu dad iskugu keeni karo xilli kuwii isaga doortey ay calaacal ku jiraan codlana klooga dhaqaaqay.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=PC1WY4qLmWg[/embedyt]


Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.