X

Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa soo kibriyay Xasan Sheekh: Camey

Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe waxa kibriyay Xasan Sheekh. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa ku qarxiyay Cabdiwelli Gaas iyo Axmed Madoobe sheegayna in Xasan Sheekh fowdo u ogolaadey waxkasta ku sameeyaan. Wuxuu sheegay in aan hadda waqti lagu lumin maadaama xilligoodiiba dhamaadey.


Dhinaca kale wuxuu sheegay in dawladu wadadii saxda ahayd hayso mudana tahay in lagu taageero.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=b1jVEpaKBfw[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.