X

C/raxmaan Saylici oo ka waramay dalxiiskii uu Ingiriiska ku tagey

C/raxmaan Saylici ayaa ka waramay dalxiiskii uu Ingiriiska ku tagey. Saylici ayaa afar qof kaga hortagtey madaarka Ingiriiska ee London, wuxuuna dhinaca siyaasada ku fashilmey inuu xataa arko xildhibaanada taageersangooni goosadka maamulka Somaliland oo ka dhuuntey. Xataa wuxu isku keeni waayay laba qof oo maamulka Somalland taageersan.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ebZAxfHDfK8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.