X

Shacabka Garoowe oo si lama filaana uga dhiidhiyay mooshin laga keenay Farmaajo

Shacabka Garoowe ayaa si lama filaana uga dhiidhiyay mooshin laga keenay Farmaajo oo ay wadaan xildhibaano bil kadib markii la doortey Farmaajo isku dayay inay qalqaliyaan. Xildhibaanadana ayaa ku xiran dawladaha aan rabin in dalku dego oo weligeed lagu tiirsanaado ciidamo shisheeye.

Shacabka Garoowe ayaa muujiyay inay ka aragti duwan yihiin Cabdiwelli Gaas oo isagu diidey hawsha saaxiibkii siyaasada ku soo daray uu wado.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=I-f1C9tM4GQ[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.