X

Mooshinka waxa dabada ka riixaaya argagixisada: Salaad Cali Jeelle

Mooshinka waxa dabada wada argagixisada kooxda gaaleynta Muslimiinta ee Shabaab. Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa farta ku fiiqey cida wadata moosgin fashilmey oo gorgortana oo ay ku biirsadeen argagixisada iyo dawlado shisheeye.


”Waa ujeediin oo dawladu hore ayay u socotaa, waana ujeediin in geesku heshinaayo oo ay yaraaden cidii lagu ordi lahaa, marka kuwaa leh mooshin aan wadnaa waxa dabada ku wata argagixisada ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.


”Dawlada Somaliya waxay leedahay cadow soo jireena, marka IGAD is fahamto waxa na soo farageliya Carabta raba inaan ku daba tukano ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.


Weligaa ma isweydiisay qaska siyaasadeed yuu dan u yahay waa argagixisada waayo waxa mashquul aan loo baahneyn noqonaaya hay’adaha amniga, taas ayaga loogu adeegaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.