X

Caaqilka Siilaanyo ninka lagu magacaabo Buurmadow oo Suldaan Wabar ku tilmaamay argagixiso+WARAYSI

Hargeysa-Caaqilka Siilaanyo ninka lagu magacaabo Buurmadow ayaa mid ka mida hogaanka kacdoonka ku tilmaamay Suldaan Wabar ku tilmaamay in uu haysto fikirka argagixisada Daacish oo lagu yaqaan xasuuqa dadka muslimiinta. Buurmadow ayaa dhinaca kale difaacay Daahir Rayaale.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.