X

Daawo muuqaal buuxa boqorka Sucuudiga oo soo dhaweynaya Obama oo loo sheegay in salaadii casar joogto

Riyad–Boqorka cusub ee Sucuudiga oo ku jira soo dhaweyntii Obama ayaa loo sheegay in salaadii casar joogto wuxuuna u baxay salaada taas oo keentay in daqiiqado kadib Obama la fuushiiyo gaadhigii qaadi inta boqorku soo tukanayo oo guud ahaan qaadatay 3 midhidh iyadoo boqorkuna soo dhaweynta uu gacan qaaday xaaska Obama.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.