November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Caasha Diiriye Geelle oo dadka Muqdisho u jooga shirka u sheegtay ”caadi iska dhiga iyo qosol is qabsaday: ARAG

Caasho Geelle Diiriye oo hadal Ka Jeedisay Shirkii Muqdisho ka furmay ayaa sheegtay in meesha waqti badan la fadhiyey, waxayna soo Jeedisay dadka Shirka ku wada Sugan oo aan intooda badan isla hadlayn inay Labada Gacmood isku dhuftaan oo ay dhahaan ”saaxiib caadi iska dhig” waxaana intaasi kadib meesha is qabsaday Qosol.

Qolyaha ku shiraya Muqdisho ayaan amar iyo kaladambeyn lahayd taas oo kaliftey Caasha Diiriye in ay tiraa bal caadi iska dhiga. Wasiir Odawaa ayaa isna sheegtay in Xasan Sheekh iyo Cabduwelli Gaas wali caadi iska dhigin.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM