Caasha Diiriye Geelle oo dadka Muqdisho u jooga shirka u sheegtay ”caadi iska dhiga iyo qosol is qabsaday: ARAG
Caasho Geelle Diiriye oo hadal Ka Jeedisay Shirkii Muqdisho ka furmay ayaa sheegtay in meesha waqti badan la fadhiyey, waxayna soo Jeedisay dadka Shirka ku wada Sugan oo aan intooda badan isla hadlayn inay Labada Gacmood isku dhuftaan oo ay dhahaan ”saaxiib caadi iska dhig” waxaana intaasi kadib meesha is qabsaday Qosol.
Qolyaha ku shiraya Muqdisho ayaan amar iyo kaladambeyn lahayd taas oo kaliftey Caasha Diiriye in ay tiraa bal caadi iska dhiga. Wasiir Odawaa ayaa isna sheegtay in Xasan Sheekh iyo Cabduwelli Gaas wali caadi iska dhigin.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...