X

Caasimada Itoobiya oo si qayra caadiya loogu soo baxay ciidii: SAWIRO

Caasimada Itoobiya ayaa si qayra caadiya ciidan loogu soo baxay. Tirada dadka ku tukaday garoonka weyn ee magaalada ayaa jabisay rikoodhkii hore u yaalay. Garoonka ayaa ushii cirkaa loo tuuro ayna dhul u dhacayn.


Muslimiinta ayaa ku tukaday meelkasta oo banaanayd. Diinta ayaa qofku xor yahay dalkaasi Itoobiya inkastoo baryahan ay dalka soo galeen melo badana qabsadeen Wahaabiyada. Taas oo keentay isku dhac diimaha kale.

Muslimiinta dalkaasi ayaa ku midoobey hal dalad oo weyn kadib markii Wahaabiyadu qalqal soona faragelisay arimaha diinta ee dalkaasi.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.