Thursday, May 9th, 2024
header










Meta







Cabi Axmed oo aan qarin wax qabad xumada Mustafa Cagjar

Itoobiya ayaa gobolada Oromada iyo Axmaarada ka dhoofinaysa Qamadigii ugu badnaa sanadkan. Kiiniya ayaa ka mida wadamada Itoobiya quudinayso dadkeeda oo ay ka iibinayso Qamadi farabadan. Waxaad is weydiin kartaa maxaa gobolka Somali galbeed abaar loogu dhimanayaa??.





“Jawaabta saxda ah waxa bixiyay Cabi Axmed oo aan qarin wax qabad xumada iyo aragti la’aanta Mustafa Cagjar ayuu yiri Xuseen Warsame.

“Waxaan u sheegay Mustafa Cagjar in deegaanka Somali galbeed laga dhoofiyo qamadi farabadan ayuu yiri Cabi Axmed oo arkay fadhiidnimada Mustafe Cagjar.




Deegaanada uu ka baxo Qamadiga ugu badan ee laga quudin lahaa dhamaan Somali galbeed waxa si jaahilnimo ku jirto uga faaiideyn waayay Mustafe Cagjar kaaga darana waxa tirada laba mar booqday Cabi Axmed, oo arkay qamadiga laga soo saari karo, waana deegaanka Lafaciise oo aanu degin Ogaadeenku.



Deegaankan oo RABI ku manaystey dhul baaxadle oo banaan oo caro fiicanleh waxa laga quudin karaa Somali galbeed waxase nasiib daro ah in meelaha qaar looga ordayo cunto yaraan. Waxa Jira deegaanka kale oo dadka looga faaiideyn karo oo ku yaal Somali galbeed.

“Sida keliya ee deegaankan lagu hormarin karo xilli hogaan ogol uu ka jiro Addis Ababa waa inuu helo shaqsi la Jaan qaadi kara isbedelka socda ayuu qabaa Xirsi Warfaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...