Cabi Axmed oo sheegay inuu kor joogteyn doono aaga dagaalka
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inuu kor joogteyn doono maanta laga bilaabo dagaalka looga saarayo Tigreega deegaanada Axmaarada. Tigreega ayaa qabsaday magaalooyin cidla oo ka tirsan gobolka Axmaarada.
Waxase jabweyn ka raacday markii ay faraha la galeen Canfarta. Falaagada Tigreega ayaa inta badan ku dhuumanaya buuraha dhaadheer iyo dhulka jiqda ah ee Woqqoyiag dalkaasi Itoobiya.
”Waxaan maanta laga bilaabi idinla joogi doonaa aaga dagaalka maadaama dalka lagu soo duulay, waxaaanan isla garanay in Itoobiya weligeed laga guulaysam ayuu yiri Cabi Axmed.
Si kastaba ha ahaatee reer galbeedka ayaa kula jira dagaal adag oo dhinaca saxaafada ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...
December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...
December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...