X

Cabi Axmed oo Suudaan u sheegay inuu la jiro kacaakufta hadda haysta

Ayadoo ay jirto Tigree farabadan oo Itoobiya ka soo weeraray dhinaca Suudaan ayaa haddana waxa isku dhaweeyay labada wadan ee Suudaan iyo Itoobiya inqilaabkii gilgiley dalkaasi.

Madaxda hadda ee Suudaan oo Yuhuuda ku xiratey ayaa waxay ka badnaadeen inqilaab laysku dayay in hilfaha loogu qaado dalkana dib lo celiyo xoriyada madax banaani.

Cabi Axmed oo ka hadlay kacaakufka Suudaan ayaa sheegay inuu Suudaan la jiro xaalada ay hadda ku sugan yihiin. ” Waxaan Suudaan u rajaynayaa inay ka soo kabato dhibka ay hadda ku jirto ayuu yiri Cabi Axmed.

Siyaasiyiinta Suudaan ayaa farta ku fiiqay Itobiya inay qayb ku leedahay, waxase taasi beeniyay madaxda dalkaasi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.