Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Cabi Axmed oo u digey Tigreyga raba inay qabsadaan doorasho

Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey madaxda Tigrey ee raba inay qabsadaan doorasho. Dastuurka dalku ma siinayo inay qabsadaan doorasho. Dhinaca kale hogaamiyaha Oromada ee Jawar Maxamed ayaa qaba inay xaq u leeyihiin.



Dawlada dhexe iyo Tirgeygu waxay rabaan inay dalka qasaan ayuu yiri Jawar Maxamed oo diidan qorshaha Cabi Axmed ee ah in laga gudbo nidaamka u fiican ee Federaal ee uu dhigey Tigreegii bakhtiyay ee Melas Sanaawi.

”Nidaamka Federaalka Itoobiya ayaa dhigaya in gobol kasta goosan karo oo xor noqon karo, wuxuu ogaa in Tigreegu rajo dambe ka lahayn xukunka Itoobiya, nidaamkanse ku gu’i karaan.



Isla nidaamkii Sanaawi ayaa Tigreegu isticmaalayaan, waxase nidaamka goosadka ku faraxsan iyaguna gobolka Soomaali Galbeed oo qaba in ayna ahayn wax laga wada hadli karo in la taabto qodobkaas.

Siyaasadaas is diidan ayaad moodaa in Cabi Axmed meel qaldan kaga Jiro ayuu qabaa Xuseen Warsame. Dadka Oromadu waa dad duli ay badeen Axmaar iyo Tigrey in Cabi Axmed hadda yiraa dastuurkaan bedelayaa wax aan laga fileyn nin Oromo ah.



Doorashada dalka Itoobiya ayaa baaqatey sanadkan inkastoo Tigreegu sheegin xilliga ay qabsanayaan doorashada haddayba dhab ka tahay. Waxase aan shiki ku jirin in Tigreegu noqonayo kan ugu horeeya ee ka go’a Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...