Cadaan si xooga u dabaaldegay kadib doorashadii madaxweynaha
Waxa soo baxaya cadaan si xooga ugu dabaal degaya guusha horgale Xasan Sheekh kadib doorashadii teendhada Xalane. Doorashadan la geeyay teendhada Xalane ayaa waxa iska lahaa horgaleyaasha ku xiran kooxda Xalane.
”Waxaan shaki ku jirin in dabaaldegaas aad loo wada daawaday ayuu yiri Xuseen Warsame. Waxaase nasiib daro ah in gaaladu dabaaldegto Somaliduna ciil ishayn kari waayaan ayuu raaciyay.
Horgale Xasan Sheekh ayaa isla markii la doortey waxa dalka la wareegay safiirka Imaaraadka oo noqday madaxweynah dalka iyo weliba gudoomiyaha bangiga dhexe, wuxuuna markiiba la baxay lacag tuugnimo ay dalka ku soo geliyeen.
Waxa kaaga sii daran in si jaahilnimo ay u sheegeen in lacagtaas dib u siiyeen Somaliya oo ay uga jeedaan horgale Xasan Sheekh saaxiibadiis in loo kala qaybiyo.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...