Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Cadaymo ayaan haynaa in Kiiniya gacan siiso argagixisada: Danjire Abuukar

Danjiraha Somaliya u fadhiya qaramada midoobey Abuukar Daahir Cismaan ayaafadhiga qaramada midoobey u sheegay in Kiiniya la shaqayso argagixisada oo ay hayaan cadeymo. Argagixisada lacagta ugu badan waxay Ka heshaa dhuxusha dalka ee Ka dhoofta Kismaayo ayuu yiri Abuukar.



Danjiraha ayaa sheegay in argagixisada gaalaynta muslimiinta ee shabaab ay aduunka u sheegeen in aan lagu dari karin argagixisada maadaama aan baacsanayno, waana laga guulaysan Karayaa.

Laakiin danjiraha ayaa hoosta Ka xariiqay in argagixisada aan laga guulaysan Karin inta sida Kiiniya gabaad siinayso weliba munaafaqnimadeeda ay taageertay qodobka 1257 ee dhigaya in argagixisada shabaab lagu daro kuwa caalamiga ah oo Ka dhigin in goobaha ay joogaan aan la geyn caawimo.



Taas ma aqbalayno in dadkayaga ku good book loogu daro cunaqabatayn aan loo baahneyn. Dawladaha badankooda ayaa taageertay oo ay ku jiraam hay’adaha Maraykanka ee jooga dhulka.



Waxa kale oo Kiiniya  nagu iclaamisay dagaal kadib markii afhayeenkooda barlamaanka uu Keenay mooshin haddii laga guuleysto dacwada badda ayna ogyihiin. Waxa Isla markiiba la soo dhoobey ciidamo dheeraada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...