20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Khaliif oo laangadhe ahaa oo taageero ka helay askar joogta Buuhoodle

Cali Khaliif oo laangadhe ahaa kadib markuu isku dhiibey maamulka Siilaanyo ayaa taageero ka helay askar joogta Buuhoodle oo sheegaya in aan Buuhoodle lagu qaban Karin shir ka dhana Khaatumo




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS