Xanibaadii Trump ee ka soo horjeeday Somalida oo bilaabantey iyo dadka ku jira xanibaadan ay maxkamadu ogolaatey ayadoo dad aad u farabadan ay banaanbax weyn ka muujiyeen cunsurinimada cusub.
Dadka ku jira xanibaadan maxkamadu u ogolaatey Trump ayaa waxa ku jira qoxootiyada, iyo dadka aan xiriir la lahayn dadka jooga Maraykanka oo macnaheedu yahay in qofka cusub ee Somaliga uuna raadsan Karin fiise.
Gobolka Hawaay ayaa iyagu eegaya in xanibaadan cusub ay wax u dhimayso dadka soo galaya. Waxase laga yaabay in Trump qoyska uu ka reebay edooyinka, adeerada iyo awoowyaasha oo gaaladu ui aqoon ehel.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay