X

Cali Khaliif oo laga kala cararay iyo wasiirkiisii warfaafinta Khaatumo Axmed Xaaji Cali oo is casiley

Wasiirkii warfaafinta maamulkii burburey ee Khaatumo ee Cali Kjhaliif Axmed Xaaji Cali ayaa sheegay inuu is casiley. Wasiirkan ayaa ka mid ahaa wasiiradii ka qaybgalay wadahadalada Cali Khaliif iyo maamulka Somaliland.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.